Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Taliyaha NISA oo ka hadlay Go’aannadii la soo saaray

Baladweyne(HNN) Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa sheegay in dhaqaale kala duwan ay urrurada argagaxisada ah ay soo galaan, kuwaas oo loogu yeero magacyo kala duwan,  sida taakuleyn, Zakawaad, ganaax iyo kuwo kale.

“Waxaan ka war qabnaa baadaas ka sakow, in ganacsato iyo maal qabeeno Soomaaliyeed ilaa xad ku ay qanacsan fakarka Al-shabaab in ay jiraan, ganacsato iyo dadka kale oo hanti leh in ay si sahlan u taakuleeyaan,” ayuu yiri Sanbaloolshe.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com