Advertisements
Advertisements

Akhriso: Madaxweyne Cosoble oo Guudoomiyaal & Saraakiil u Magacaabay Hiiraan

Baladweyne(HNN) Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble ayaa Magacabay Guudoomiyasha Maxkamadaha madaniga ee Gobolka Hiiraan,tan Baladweyne iyo Saraakiil kale oo ka tirsan labada maxkamadood.

Guudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa loo magacabay  Sheekh Ibraahim Xassan Cali,halka Guudoomiyaha Maxkamadda degmada Baladweyne loo magacabay sheekh rooble Yuusuf nuur. iyo saraakiil kale,

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com