Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Farmaajo oo furay qorshaha dib u dhiska Jaamacadda Gahayr

Baladweyne(HNN) Madaxaweynaha dowlada Federalka ee Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa daah furey shaley qorshaha dib loogu dhisayo Jaamacada Ummada Somaliya ee Gahayr.

Jaamacaddan ayaa burbur uu soo gaarey xiliyadii dalka uu burbursanaa, waxaana ay ahayd saldhig Militari ciidamada AMISOM muddo aad u dheer inkasto dhawan ay ka guureen.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com