Advertisements
Advertisements

DAAWO: Hirshabeelle oo Magdhow ka dalbatay Maamulka puntland

Baladweyne (HNN) kulan maanta Magalaada Baladweyne ku dhaxmaray Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble ayaa lagu soo bandhigay lacag fara badan oo shilin soomali ah oo dhawan laga diiday Magaalada Baladweyne iyo qeybo ka mid ah gobollada dhexe islamarkana lagu soo farsameeyay deegannada Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo khudbad dheer ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in madaxda Maamulka Puntland looga bahan yahay inay magdhow ka bixiyaan khasaaraha ka dhashay lacagtan been abuurka ee lagu soo sameyay deegannadooda.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com