Advertisements
Advertisements

(DHAGEYSO) Hirshabeelle: hadii markii hore booco & Luuqa jeelow Cadaalad loo aadi jiray hadda waa dhamaatay

Baladweyne(HNN) Wasiirka Garsoorka iyo diinta Maamul goboleedka Hirshabeelle Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalan ayaa sheegay in shacabka ku nool Magalaada Baladweyne looga bahan yahay inay cadaalada u soo doontan maxkamaddaha ku yaala Magaalada Baladweyne ee la furay islamarkana wax kaste lagu kala saarayo shareecada islaam-ka isago sheegay in dadka markii hore ay aadi jireen deegannada Booco iyo luuqa Jeelow oo hoos taga Magalaada islamarkan ay maamulan Al shabaab si loo kala saaro.

Wasiirka ayaa hadalkan sheegay xili maalintii shalay u ka qeyb galay Munaasabad looga daah furayay Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan iyo Maxkamadda islaamiga ee Magalaada Baladweyne islamarkana u furay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com