});

DAAWO: Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay ariimo muhiim ah

Baladweyne(HNN) Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble oo wali ku sugan Magalaada Baladweyne islamarkana maalin ka hor ka qeyb galay Munaasabad lagu daah furayay maxkamadda racfaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay ariimo dhowr ah.


Fikradaha Akhristayaasha (0)