Advertisements
Advertisements

DAAWO+ SAWIRRO: Madaxweyne Cosoble oo dardaaran & balan qaad u sameyay Ciidanka Hirshabeell ee jooga Baladweyne

Baladweyne(HNN) Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble ayaa sheegay in maanta laga bilaabo Ciidamada Booliska Hirshabeelle heli doonaan xuquuqda ay lee yihiin kadib markii maanta kormeer ku tagay Saldhiga Booliska Magalaada Baladweyne halkaso ay ku sugnayeen ciidamo Booliska oo aan heysan nambaro balse Madaxweynaha u siiyay nambaro ay kaga mid noqdan Ciidamada Maamulka Hirshabeelle.
Cali Cabdulahi Cosoble ayaa kula dardaarmay Ciidamada Booliska inay gutan waajibaadka loo igmaday islamarkana ay ka shaqeeyan amniga iyo caawinta dadka dhibateysan.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com