Advertisements
Advertisements

Garowe:- Nin Tooreey ku dilay Nin ay Xidid yihiin

Baladweyne(HNN) Dil aad looga naxo ayaa xalay ka dhacay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland kadib markii uu nin Seedigiis ku dilay Toorey.

Dilkaan oo aad looga hadal hayo Garowe, ayaa gacan ku dhiig laha ka dambeeyay waxaa gacanta ku dhigay ciidanka booliska ee caasimadda.

Lama garanayo sababta uu u dilay Seedigiis, laakiin waxaan xogta ku helnay inay is gacan dhaafeen.

Dadka deegaanka waxay sheegeen ninka wax dilay waxaa gacanta ku hayay oo dhaqaalayn jiray ninka Seedigiis ah ee uu dilay.

Marxuumka ayaa ka tagay carruur badan oo ay u dhashay ninka dilay walaashiis. iyadoo xaaskiisana ay gashay Koomo.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com