Advertisements
Advertisements

DAAWO: Somaliland oo beenisay in kaniisad laga furay Hargeysa

Hargeysa(HNN) Wasiirka diinta iyo Awqaafta Soomaliland Sheekh Kaliil Cabdulahi Axmed oo maanta warbaahinta kula hadlay Magalaada Hargeysa ayaa waxba kama jiran ku tilmaamay warar sheegay in kaniisad laga furay Hargeysa.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com