Advertisements
Advertisements

Neymar Oo Mar Kale Gacan U Qaadi Gaaray Mid Ka Mid Ah Ciidkan Amaanka

Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Neymar ayaa maalmahan haysta bogaga ugu horeeya ee saxaafada oo dhan iyada oo mar la hadal hayo mustaqbalkiisa Kooxda Barcelona marna la hadal hayo dabeecad xumo uu la soo baxay maalmahan.

Neymar ayay shalay dagaal gacan ka hadal ah oo diriq lagu kala qabtay la galay daafaca ku cusub kooxda Barcelona ee Nelson Semedo.

Waxa mar kale la arkay Neymar oo gacan u qaadi gaaray mid ka mid ah ciidanka amniga xilli ay taageerayaasha saxiix siinayeen xitaa wuu kala tuuray

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com