Advertisements
Advertisements

Akhriso: Golaha Wasiirada Maamulka koonfur Galbeed oo isku shaandheyn lagu sameyay

Baladweyne(HNN) Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Shariif Xassan  sheekh Aadan ayaa  isku shaandheyn ku sameyay Golihiisa Wasiirada oo malmahan oo dhan la sugayay.

Tirada Wasiirada ayaa laga dhigay 24 Wasiir iyo 24 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru Dowle iyadoo la filaayo in dhawaan Madaxweyne Shariif Xasan uu hor geeyo Baarlamaanka Maamulka koonfur galbeed.

Wasiirada cusub ayaa dhamaantood ah wasiiradii hore marka laga soo tago wasiiru ku xigeennada iyo wasiiru dowlayasha oo  ah ku cusub.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com