Advertisements
Advertisements

DAAWO: khasaaraha gaaray Ganacsatada Magalaada Baladweyne

Baladweyne(HNN) Ganacsatada Magaalada Baladweyne ayaa waxaa khasaaro xoogan ka soo gaaray lacagtii shilin soomaliga ee laga diiday in laga isticmaalo Magalaada Baladweyne.

Ganacsatada Baladweyne ayaa xaruunta gobolka dhawan ku soo bandhigtay lacag fara badan oo shilin soomali ah islamarkana lagu soo farsameyay deegannada Puntland.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com