Advertisements
Advertisements

Man City oo Garaacday Kooxda Tottenham

Kooxda Man City ayaa guul weyn ka gaartay dhigeeda Tottenham kulan ka tirsan kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee International Champions Cup.

Kulanka oo ahaa mid aad u xiiso badan ayay kooxda Tababare Guardiola soo bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah oo ka caawiyay in ay gaarto guul fudud.

Goolal ay dhaliyeen xiddigaha John Stones,Raheem Sterling iyo Brahim Diaz ayaa Citizen ka caawiyay in ay gaarto guul qaali ah ka hor inta ayna ka soo caraabin America

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com