Advertisements
Advertisements

qaban qaabada isku shaandheynta Golaha wasiirada koonfur galbeed oo ka socota Baydhabo

Baladweyne(HNN) Magalaada Baydhabo ee Xaruunta gobolka Baay ayaa waxaa hadda ka socota Munaasabada lagu wado in lagu soo bandhigo isku shaandheynta lagu sameynayo golaha wasiirada koonfur Galbeed.

Golaha wasiirada koonfur galbeed aya lagu wada inay ka yaraadan kuwii hore.

Saxafiyinta ka howlgala Magalaada Baydhabo ayaa looga yeeray xaruunta madaxtooyada koonfur galbeed si ay u soo tabiyaan isku shaandheynta golaha wasiirada,

Madaxweyne shariif xassan sheekh aadan ayaa lagu wada inu sido kale magacaabo Madaxweyne ku xigeen oo markii hore usan laheyn maamulka koonfur galbeed.

HNN kala soco wixi ku soo kordha,

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com