Advertisements
Advertisements

SAWIRRO: Guudlaawe oo qado sharaf u sameyay Ergada ka qeyb gali doonta shirka ka furmaya Jowhar

Baladweyne(HNN) Magalaada jowhar oo maanta lagu waday inu ka furmo shir dib u heshiisin oo lagu dhax dhaxaadinayo beelihii dhawan ku dagalamay degmada Cadale ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii qar ka mid ah ergadii ay soo gaari wayeen xaruunta u ka furmo shirka.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabelle  Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe  ayaa qado sharaf u sameyay erada lagu wado in maalinta beri ah ay ka qeyb galan shirka dib u heshisiinta isago kula dardaarmay inay xal ka gaaran colaada.

Ergada ka qeyb galeysa shirka ayaa maanta dhamaantood gaaray waxan lagu wada in furitaanka shirka ay ka qeyb galan madaxda ugu sareysa Maamulka Hirshabeelle.

Dagaalka labada beelood ayaa salka ku haya lahanshaha dhul deegan ku yaala degmada Cadale ee gobolka shabeellaha dhexe.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com