Advertisements
Advertisements

Shir dib u heshiisin oo maanta lagu wado inu ka furmo jowhar

Jowhar(HNN) Magalaada jowhar ee Xaruunta Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ka socotay qaban qaabadii ugu danbeysay ee furitaanka Shirkii lagu soo afjari lahaa colaada degmada Cadale ee Gobalka Shabeelaha dhexe.

Shirkan oo u soo qaban qaabiayay Maamulka Hirshabeelle ayaa la aaminsan yahay in uu soo afjari doono xiisad mudo ka taagneed degmada Cadale.

Odayaasha iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Beelaha Ku dagaalamay Cadale ayaa xaadir Ku madasha shirka kuwaas oo shalay soo gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com