Advertisements
Advertisements

(DAAWO) Guudoomiyaha Jalalaqsi oo Hiilnews uga warmay baahida ka jirta degmada

Baladweyn(HNN) Magalaada Jalalqsi ee Gobolka Hiiraan oo muddo afar sano ka hor ay la wareegeen gacan ku heynta Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa xiligaas wixi ka dambeyay go’doomiyay Al shabaab oo maamula deegannada hoos taga taaso caqad ku nooqtay dadka deeganka.

Magalaada Jalalaqsi jama jiro wax yabaha as aasiga u ah adeegyada bulshada sida caafimaad iyo waxbarashada  wax intaas u sii dheer in dadka ku nool Magalaada aysan wali wax gurmad ah helin dowlada Federaalka Maamulka Hirshabeelle iyo ha’yadaha samafalka sida u Hiilnews.com u sheegay Guudoomiyaha degmada jalalaqsi Maxamed Cabdulle Fiidow.

Magalaada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan oo markii horaba go’doon ku jirta waxaa ugu biirsamay lacagta shilinka soomaliga oo laga diiday Magalaada taaso sameyn ku yeelatay dadka ku nool Magalaada jalalaqsi.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com