Advertisements
Advertisements

Akhriso: Maamulka Hirshabeelle oo gudoomiyaal u magacabay degmooyinka cusub

Baladweyne(HNN) Wasiirka ariimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Guudoomiyaal iyo ku xigeeno u magacabay degmooyinka Cusub ee maanta ku dhawaqay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle.

Guudoomiyaha degmada Cusub ee Farlibaax ayaa loo magacabay Jamaal Cali Cabdulle, halka Guudoomiyaha degmada Ceel Cali loo magacabay Yaroow Cumar Abiikar.

Akhriso Wareegtada:

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com