Advertisements
Advertisements

Akhriso: Madaxweyne cosoble oo degmooyin cusub u magacabay Gobolka Hiiraan

Baladweyne(HNN) Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle  Cali Cabdulahi Cosoble ayaa magacabay degmooyin cusub oo u yeesho gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka,

degmooyinka u magacabay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa kala ah Halgan,Ceel Cali iyo Far-libaax oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com