Advertisements
Advertisements

Daawo ciidamada militiriga somaliya oo Howlgal ka bilabay qeybo ka mida gobalada dalka

Muqdisho [HNN] militiriga somaliya ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in ay kula wareegaan xeryaha ciidamada amissom ay kaga sugan yihiin dalkataas oo muujineyso isku filnaasho dhanka ciidamada somaliya

Dhawaan waxaa isga guuray fariisamadii ay kulahayeen magalada muqdisho ciidamada militiriga kuwaa oo gaaray qeybo kamida gobalada dalka

Waxa ayna shegeen saraakiisha ciidamada in dha dhaqaaqa ciidamada ay qeyb katahay ladagaalanka alshabab

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com