Advertisements
Advertisements

DEG DEG: Madaxweynaha Maamulk Hirshabeelle oo gaaray Far-libaax

Baladweyne(HNN) Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle cali Cabdulahi Cosoble iyo wafdi u hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Far-libaax oo maalintii shalay u magacabay inay ka mid noqoto degmooyinka Gobolka Hiiraan .

Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah wasiiro,Xildhibaan,ka tirsan Maamulka Hirshabeelle,Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowlada,kuwaaso kulamo iyo shirar wadatashi ah la qaadanayan waxgaradka Degmada.

HNN kala soco wixi Ku soo kordha safarka Madaxweynaha.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com