Advertisements
Advertisements

Xuska Aas-aaskii Maamul Goboleedka Puntland oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe[HNN]Puntland  waxaa shalay iyo xalay  looga dabaaldegay  xuska Sanadguuradii 19aad ee ka soo wareegtay Asaaskiimaamul gobaleedka Puntland ee 1-da August
Xafladda lagu xusayey 1-da Agoosto ayaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe, waxaa ka qaybgalay  Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne kuxigeenka Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey, Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ,Axmed Cali Xaashi, Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha  Puntland, saraakiisha ciidamada qalabka sida , xubno ka socdey beesha caalamka

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com