});

DAAWO VIDEO: Calanka Hirshabeelle oo laga tagay degmada Far-libaax ee Gobolka Hiiraan

Baladweyne(HNN) Calanka Maamulka Hirshabeelle ayaa markii ugu horeysay laga tagay degmada Far-libaax ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah degmooyinkii maalin ka hor u magacabay Madaxweynaha Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble islamarkana maalintii shalay kormeer ku tagay.


Fikradaha Akhristayaasha (0)