Advertisements
Advertisements

DEG DEG: Askari afar ruux ku dhawacay Magaalada jalalaqsi

Baladweyne(HNN) Askari ka tirsan ciidanka dowlada ayaa afar ruux  oo Ku dhawacay Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan kadib markii u rasaas Ku furay.

Afarta  qof ee dhawacantay ayaa Ku sugan suuqa jaadka lagu iibiyo ee Magaalada Jalalaqsi ilaa iyo hadda lama oga sababta ka dambeysay in askarigan u rasaas Ku furo dad rayid ah.

Guudoomiye Ku Xigeenka amniga iyo siyaasadda Degmada jalalaqsi ibraahim Madoobe ayaa Hiilnews u sheegay in baaritaan ay Ku wada sida ay wax u  dheceen islamarkana lagu tabo joogo askarigii dhawacan geystay.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com