Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Somalia oo Ka Qeyb galeysa Koobka Aduunka

Arbaco, September, 6, 2017 (HNN) Ciyaartooy mataleysa Soomaaliya ayaa ka qeybgalaya Koobka Aduunka ee Kubad cakyaraha caalamka(World Mini Football) oo sanadkaan lagu qaban doono dalka Tunizia.

Faah-faahinta sheekadaan halkaan hoose ka dhageyso.

Xigasho VOA-Somali


Fikradaha Akhristayaasha (0)