Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Xaalka Xulka Argentina oo Cakiran

Khamiis,September, 7, 2017 (HNN)   Xulka kubadda cakta Argentina oo ka mid ah xulalka ugu caansan dhinaca kubada cakta ayaa qalqiil ugu jira inuu seego ka qeybgalka koobka aduunka ee sanadka soo socda lagu qaban doono dalka Russia.

Kulanki ugu danbeeyey ee isreeb reebka koobka aduunka ee Argentina ciyaareen waxay bar barro la galeen kooxda qaranka ee Venezuela.

Hadaba si toos ah miyay u aadi doonaan koobka aduunka mise waxay danta ku qasbi doontaa in ay dheelaan ciyaaraha kala sooca ah. Nur Bukhaari iyo Maxamud ascadde ayaa falan qeynaya.

Xigasho VOA-Somali.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com