Advertisements
Advertisements

DAAWO VIDEO: Banaanbax ka dhan ah doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka dhacay jowhar

Isniin, September, 11, 2017(HNN)  Banaanbax looga soo horjeedo doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ka dhacay Magalaada jowhar ee Xaruunta Maamul goboleedka Hirshabeelle.

dad u badan dhalinyaro oo ka qeyb galay Bananbaxa ayaa ku dhawaqayay Eryo ay ka mid yihiin dooni meyno doorasho

Dadka mudaharadayay ayaa ku dhawaaqayay dooni meyno doorasho iyo erayo kale oo ka dhan doorashada la filayo in ay ka dhacdo Magalaada Jowhar 16-ka bishan.

Maxamed Cabdi Saney,

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com