Advertisements
Advertisements

Maamulka Hirshabeelle oo sii dayay Odayaal dhawan ay xireen

Isniin,September.11,2017(HNN) Maamulka Gobolka shabeellaha dhexe ayaa xabsiga Magaalada Jowhar ka sii dayay odey dhaqameed kuwaaso dhawan loo xiray kadib markii xal waara ay ka gaari wayeen coladii ka dhacday deegano hoos taga Magaalada Cadale.

Waxgaradkan laga sii dayay xabsiga Magaalada Jowhar ayaa la sheegay in ogolaadeen inay heshiis dhab ah ka gaaran coladii dhacday islamarkana lagu wado in Magaalada Jowhar u dib uga bilowdo shirkii dib u heshisiinta.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com