Advertisements
Advertisements

Akhriso: Musharixinta Madaxweynaha Hirshabeelle oo Baarlamanka ka hor jeedinaya qorshahooda Siyaasadeed.

Arbaco,September,13, 2017(HNN) Magaalada Jowhar ee xaruunta Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu wada inay si Rasmi ah uga bilaabato jeedinta khudbaha Musharixinta u tartamaya Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle kuwaaso kala ah.

  1. Cabdi Faarax Sharaawe Laqanyo.
  2. Cabdikariin Cali Nuur.
  3. Daahir Cabdulle
  4. Maxamed Cabdi Waare.
  5. Yuusuf Maxamuud Hagar (Dabdageed).
  6. Cabdinaasir Shirwac Maxamed.
  7. Maxamed Caruush Diirow iyo
  8. Cabdiraxmaan Xuseen Caddow.

Xildhibannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa lagu war galiyay inay ka soo qeyb galan jeedinta khudbadaha Musharixinta kadib markii sideeda musharax ee u tagan xilka Madaxweynaha la gudoonsiyay shahaadooyinkii Musharaxnimada. 

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com