Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRADA: Saddex Musharax oo maanta khudbadaha ka hor jeediyay Baarlaamanka & Musharax Cabdinaasir oo ka maqnaa

Arbaco, September,13, 2017(HNN) Magalaada jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle  ayaa gordhow oo maanta ah lagu  soo  gaba gababeyay Wajiga koowaad ee dhageysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle.

Ilaa Afar Musharax ayaa Maanta qorshuhu ahaa in ay jeediyaan khudbadahooda mushaarxnimo balse waxaa Goobta ka maqnaa Musharax  Cabdinaasir Shirwac Maxamed oo aan Jowhar ku sugneyn.

Musharixiinta khudbadaha jeediyay Maanta ayaa kala ahaa.

  1. Cabdi Faarax laqanyo 
  2. Maxamed Cabdi Waar
  3. Cabdi Kariim Cali Nuur

Maxamed Cabdi Saney,

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com