Advertisements
Advertisements

Akhriso: Qodobo Xasaasi ah oo ka kooban 16 oo laga soo saaray shirka kismaayo

Arbaco,October.11,2017(HNN) Warmurtiyeed ka kooban 16 qodob ayaa laga soo saaray shirkii Madaxweynayasha Maamulada Puntland,Hirshabeelle,Galmudug,koonfur galbeed iyo Jubbaland ku yeesheen Magalaada kismaayo ee Xaruunta Gobolka  jubbada hoose.

Shirkan ayaa lagu dhisay Golaha iskaashiga Dowlada Goboleedyada   iyado Guudoomiye loogu doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas halka Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare loo doortay Guudoomiye ku xigeen.

Ciise Cabdi Ciise,

Hiilnews.com

Ciisecc12@gmail.com

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com