Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Dowlada Federaalka oo wada qorshe looga hortago Fatahada Wabiyada

Arbaco,October.11,2017(HNN) Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Saalim Caliyow Ibroow ayaa sheegay in Xukuumaddu ay wado haatan qorsho lagu dayactiro Wabiyada dalka.

Saaliim Caliyoow ibroow ayaa sheegay in  Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ay dib u soo celineyso Biya xireenadii dalka uu lahaa kuwaas oo haatan ah kuwo qaarkood aan Shaqeyn.

Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradaha Maamulada dalka ee dhigooda ay la wadaagi doonan qorshahan si looga hortago fatahad u sameeyo webiga shabeelle iyo jubba.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com