Advertisements
Advertisements

Ciidamo laga keenayo Somaliland oo ka mid noqonaya DF

Khamiis ,October 12.2017(HNN)  Afhayeenka Golaha Dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay dib u dhiska Ciidamada Dowladda Soomaaliya, isagoona sheegay inay diyaariyeen in ka badan 5 Kun oo Ciidan ah kuwaas oo laga soo Xulay Deegaanada Somaliland.

Nabaddoon Maxamed ayaa Sheegay in dhowaan Liiska Ciidamadaas ay u gudbin Doonaan Dowladda Fedraalka, si ay uga mid noqdaan Ciidamada isku dhafka ah ee Dowladdu ay diyaarineyso.

Dowlada somaliya ayaa horay u sheegtay in ciidamada qaran la mideyndoona taasina waa mida keentay ayaa la dhihi karaa in maamulada dalka ka jira ay gartaan in ay ku dhawaan in ay soo dadajiyaan diyaarinta ciidamo isku dhafa.

Ciise Cabdi Ciise.

Hiilnews.com

Ciisecc12@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com