Advertisements
Advertisements

DAAWO: Deeq raashin ah oo ka timiday Dowlada Turkiga oo loo qeybiyay dan yarta Baladweyne

khamiis,October,12,2017(HNN) In ka badan shan boqol oo qoys ah oo dan yar ah oo ku nool Xaafadda Xaawo Taako iyo kooshin ee Magalaada Baladweyne ayaa maanta loo qeybiyay deeq raashin ah oo ka timiday dowlada turkiga islamarkana loogu talo galay in lagu caawiyo dadka dhibateysan,

Maxamed Cabdi Saney,

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com