Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRADA: Maamulka Hiiraan & kan Baladweyne oo deeq raashin ah u qeybiyay dad dan yar ah

Khamiis,October,12,2017(HNN) Deeq raashin ah oo ay soo dhibeen dowlada Turkiga islamarkana loogu talo galay dadka dhibateysan ayaa maanta loo qeybiyay qoysas dan yar ah oo ku nool Magalaada Baladweyne.

Guudoomiyaha Degmada Baladweyne Adan Axmed Xeefow ayaa Hiilnews u sheegay in maanta si rasmi  ah loo bilaabay qeybinta raashinka islamarkana maanta loo qeybiyay dadka dan yarta ee ku nool Xaafaddaha Xaawo Taako iyo Kooshin,

Aadan Axmed Xeefow ayaa sido kale sheegay in maalinta beri ah qeybta labaad loo qeybin doono dadka dan yarta ee Xaafaddaha Bundo weyn iyo howlwadaag.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com