Advertisements
Advertisements

DEG DEG: Wasiirka gaashandhiga & Taliyaha CXDS oo is casilay.

Khamiis,October,12,2017(HNN) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C.rashiid C/llaahi Maxamed ayaa goor dhow iska casilay xilkiisa, isagoo istiqaaladiisa u gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha.

Sido kale waxaa is casilay Taliyaha Ciidamada xooga dalka Jeneraal Maxamed jimcaale Cirfiid iyadoo xilka Taliyaha loo magacaabay Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod.

Kulanka todobaad laha ee Golaha wasiirada ayaa looga dhawaqay inu is casilay Wasiirka Gaashandhiga.

Lama oga ujeedada rasmiga ah ee ay isu casileen Wasiirka iyo Taliyaha Ciidamada.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com