Advertisements
Advertisements

Qadar Oo Turkiga Ka Taageereysa Sidii Dalka somaliya Looga Saari Lahaa Imaaraadka

Khamiis,October, 12,2017. Muqdisho Dowladda Qadar ayaa hadda waxay  daacad u noqotay garab istaagga dowladda Turkiga,  kadib markii ay kasoo horjeesteen dalalkii ay isku haleyn jirtay, kana mid ahaayeen Imaaraadka iyo Sacuudiga.

Maadaama Imaaraadka tartan xooggan kula jiro Turkiga, Qadarna ay markii hore Turkiga kula tartamaysan Muqdisho waxay go’aansadeen in tartanka kaliya uu noqdo Laba dhinac.

Ulajeedka ayaa ah in Turkiga la wareego duud ahaan dekadaha dalka ku yaalla, wxuuna ulajeedka yahay sidii Imaaraadka looga careysiin lahaa, iyadoo maamul goboleedyadana lasiin doono lacag ka badan kuwii la siiyay.

ciise cabdi ciise 

Hiilnews.com

ciisecc12@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com