Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Banaanbax ka dhan ah Shirkii kismaayo oo maanta ka dhacay Magalaada Garbahaarey,

jimaco,October,13,2017(HNN) Bananbax looga soo horjeedo shirkii maalin ka hor lagu soo gaba gabeeyay Magalaada kismaayo  islamarkana u dhexeyay Madaxda Maamulada ka jira dalka ayaa maanta ka dhacay Magaalada Garbahaarey ee xaruunta Gobolka Gedo,

Dadka bananabxa dhigayay ayaa sheegay in  Go’aannadii ka soo baxay Madaxda Maamul Goboleedyada uu yahay mid aan dan ugu jirin shacabka Soomaaliyeed.islamarkana ay tageersan yihiin dowlada Federaalka iyago sheegay inay ka soo horjeeda cid kaste oo diidan dowlada Federaalka.

Maxamed Cabdi Saney,

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com