Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Wasiirka Aminga dowlada Federaalka oo ka dalbaday shacabka inay la shaqeeyaan laamaha amniga

Jimco,October,13,2017(HNN) Wasiirka Amniga gudaha Xukumadda Federaalka Somaliya  Maxamed Abukar islow ducaale ayaa sheegay in amaanka dalka xiligan u yahay mid wanaagsan islamarkana shacabka Somaliyeed looga bahan yahay inay garab istagan Ciidamada dowlada si looga hortago falalka amaanka lidiga ku ah,

Maxamed Abukar islow ducaale ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay markaste u tagan yihiin sugida amaanka islamarkana  ay ku guuleysteen inay xaqiijiyaan amaanka dalka.

Maxamed Cabdi Saney,

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com