Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Xildhibaan Dalxa oo sheegay in Maamulada ka jira dalka ay la wareegeen awoodii dastuurka

jimco,October,13,2017(HNN) Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibannada Baarlamaanka Federaalka  ayaa sheegay in madaxda Maamulada ka jira dalka ay la wareegeen awoodi dastuurka,isago sheegay in dowladii hore ay awood siisay Maamulada islamarkana keentay inay sameystan  Madal ay ku mideysan yihiin.

“Dowladdii hore ayaa Maamul Goboleedyada siisay awood ka badan tii ay lahaayeen, 7 bilood ayey howshii Baarlamaanka u afduubneed oo ay ku badasheen Madal Wadatashi taas ayaana sababtay in ay Maanta is moodaan in ay awood leeyihiin ayuu yiri Xilhibaan Dalxa”

Maxamed Cabdi Saney,

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Webmaster Hiilnews.com