Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRRADA: Safarka Madaxweyne Waare ku tagay Magaalada dhuuso-mareeb

Talaado, jan 16, 2018(HNN) Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,oo u weheliyo Guudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Hirshabeelle sheekh cismaan Barre Maxamed iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Hirshabeelle ayaa gaaray Magalaada dhuuso-mareeb.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)