Advertisements
Advertisements

Akhriso: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Guudoomiye Cusub u Magacabay Baladweyne

Arbaco, jan 17,2018(HNN) Madaxweynaha dowlada Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Guudoomiyihii degmada Baladweyne Aadan Axmed Xeefow iyado xilka loo magacaabay Maxamed Cismaan Cabdi Qalafow oo markii saddexaad noqonaya Guudoomiyaha degmada Baladweyne.

Halkan ka akhriso Wareegtada Madaxweynaha.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)