Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRADA: Col Cismaan dubad oo Taalo sharafeed looga dhisay Magalaada Baladweyne

Arbaco, jan 17, 2018(HNN) Xaruunta dalka Ciidamada xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ee Magalaada Baladweyne  ayaa laga dhax dhisay Taalo sharafeed lagu xasuusan doono waxqabadka Ciidamadii ugu horeyay ee ka socda dalka jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka nabad ilaainta Midowgga Afrika ee AMISOM.

Ciidamada AMISOM ee ka socday dalka jabuuti qeybtii ugu horeysay ayaa dadka reer Hiiraan u bixiyeen Hiil-walaal kuwaaso door ka qaatay horumarinta gobolka marka laga soo tago sugida amniga.

Sawirka  Taliyihii Ciidanka Hiil walal ee jabuuti Col Cismaan Dubad Sugulle ayaa laga dhax tagay Taalada loogu magac daray waxaa lagu xasuusan doonaan waxqabadka tariikhiga ee Hiil-walaal.

Ugu dambeyntii Gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa waxaa ka howlgala Ciidamo ka socda dalka jabuuti kuwaaso qeyb ka ah howlgalka Midowgga Afrika ee AMISOM.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)