Advertisements
Advertisements

DEG DEG: Guudoomiyaha degmada Baladweyne oo xilka laga qaaday & Guudoomiye la magacabay

Arbaco, jan 17 , 2018(HNN) Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday Guudoomiyaha degmada Baladweyne Aadan Axmed Xeefow kaaso muddo dhowr bilood ah xilkan hayay.

Guudoomiyaha Cusub ee degmada Baladweyne ayaa loo magacabay  Maxamed cismaan cabdi qalafow oo horey u soo noqday Guudoomiyaha degmada Baladweyne.

Maamulka Hirshabeelle ayaa dhowr mar isbedel ku sameyay Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne.

Magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan  ayaa waxaa ka socota qaban qaabada Munaasabada u xilka kula wareegayo  Guudoomiyaha degmada Baladweyne.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)