Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRADA: Shirka lagu dhameystirayo heshiiskii dhaxmaray Galmudug iyo Ahlusunna oo ka socda dhuuso-mareeb

khamiis,jan 18,2018(HNN) Magalaada dhuuso-mareeb ee caasimada Maamulka Galmudug ayaa waxaa si rasmi ah uga furmay shirka lagu dhameystirayo heshiis dhaxmaray Maamulka Galmudug iyo ahlusunna kuwaaso ku midoobay Galmudug.

shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha dowlada Federaalka Maxamed Cabdulahi Farmaajo,Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,Madaxweynaha koonfur galbeed shariif Xassan sheekh Aadan,Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Micheal Keating oo ay wehliyeen Wakiilka Midowga Afrika Danjire Francisco Madeira, IGAD, Safiirka Itoobiya iyo xubno kale.

kala soco HNN wixi ku soo kordha.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)