Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo sheegay in la xalin doono cabashada ay qaban dadka reer Cadaado

jimco,jan 19 , 2018(HNN) Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo ayaa sheegay in Galmudug ay diyaar u tahay xalinta tabashada ay qabaan waxgaradka ku nool Magalaada Cadaado  ee gobolka Galgaduud kuwaaso gaashanka u daruuray heshiiskii awood qeybsiga ee dhaxmaray Galmudug iyo Ahlusunna.

Magalaada Cadaado ayaa waxaa maalintii shalay ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo, heshiiskii dhaxmaray Ahlusunna iyo  Galmudug.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)