Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Saddex ariimood oo isku biirsaday dadka ku nool Baladweyne & Maamulka oo dalbaday.

jimco, jan 19 , 2018(HNN) Guudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte cismaan ayaa sheegay in ha’yadaha samafalka ee ka howlgala gobolka looga bahan yahay inay kaalin ka qaataan sidi gurmad kala duwan oo iskugu jira cuno,daawo iyo biyo nadiif ah loo gaarsiin laha dadka dan yarta ee ku nool Magalaada Baladweyne.

Cali jeyte cismaan ayaa sheegay inay hadii ha’yadaha samafalka ay ka jawabi waayaan dhibatada heysta bulshada ay dhabarka u ridan doonaan wixi ka yimada.

Ugu dambeyntii Dadka ku nool Magaalada Baladweyne ayaa  xiligan la dadala dhacaya dhibaatooyin ay ka mid tahay, sameynta ka dhalatay diidma lacagta shilinka Somaliga,Cudurka shuban biyoodka oo ka dilacay Magalaada iyo inaysan heysan biyo nadiif ah maadaam midabka, iyo dhadhanka biyaha webiga ay is badaleen.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)