Advertisements
Advertisements

Garoowe: Gadiid ay ku xiran yihiin Muraayadaha beensalka oo amar lagu soo rogay (DHAGEYSO)

jimco, jan 19 , 2018(HNN) Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa amar ku soo rogay gadiid ay ku xiran yihiin muraayadaha beensalka ee ku sugan Magalaada Garoowe.

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland  Faarax Maxamed Farsame daad ayaa sheegay inay talaabo laga qaadi doono  gaarigii lagu arko iyado ku xiran muraayad beensal ah isago sheegay in gadiidleyda ugu xiran yahay  looga bahan yahay inay iska fiiqaan.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)