Advertisements
Advertisements

Xildhibaano kala tirsan labad gole ee dowlada Federaalka oo gaaray Magalaada Farlibaax ee gobolka Hiiraan

jimco, jan 19 ,2018(HNN) Xildhibaano kala tirsan labad gole ee dowlada Federaalka ayaa maanta gaaray degmada Farlibaax ee gobolka Hiiraan islamarkana qiyaastii 45 km dhanka galbeed ka xigta Magalaada Baladweyne ee Caasimada Gobolka Hiiraan.

Wafdiga gaaray Magalaada Farlibaax  ee gobolka Hiiraan  ayaa kulamo la leh,Waxgaradka,dhalinyarada,haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deeganka kuwaaso,xildhibannada uga warmaya dhibaatooyinka ka jira Magalaada Farlibaax.

Xildhibannada kala tirsan labad gole ee dowlada Federaalka ee tagay degmada Farlibaax ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaan khaalif Cabdi Cumar, Xildhibaan  Yuusuf Xuseen Axmed iyo Senater Cismaan  Axmed Macow.

HNN kala soco, wixi ku soo kordha.


Fikradaha Akhristayaasha (0)