Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRADA: Qora Faarax Maxamuud Xiirane oo Buuga u Hiili-ubadkaag ku soo bandhigay Galkacyo

Sabti,jan 20,2018(HNN) Magalaada Galkacyo ee Xaruunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigayay Buuga u Hiili-ubadkada oo u qoray Faarax Maxamuud Xiirane oo ka mid ah qorayasha Somaliyeed islmaarkana ah Agaasiimaha bandhiga Buugaagta Hiiraan.

Munaasabada Bugan lagu soo bandhigayay ayaa waxaa ka qeyb galay dhalinyaro,haween iyo Aqoonyahano ku nool Magaalada Galkacyo ee xaruunta Gobolka Mudug.

Faarax Maxamuud Xiirane oo qoray buugan ayaa malmahan ku soo bandhigayay Magaalooyinka Cadaado,iyo dhuuso-mareeb ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Mcsaney@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)